Madaxweyne amar ku bixiyay in la toogto dadka diida xayiraada Caronavirus !!

Inta badan Wadamada caalamka ayaa xayiraad kusoo rogay shacabkooda kuna amray in ay joogaan guryahooda si looga hortago in uu faafo dad badana uu dilo cudurka Caronavirus oo dhibaato badan caalamka xiligan ku haya. Wadamada caalamka qaarkood ayaa soo saaray amaro adag oo lagu dhaqan galinayo xayiraada laguna cabsi galinayo dadka jabiya xayiraada, waxaana wadamada … Continue reading Madaxweyne amar ku bixiyay in la toogto dadka diida xayiraada Caronavirus !!